Comments for MudugPost Kala Soco Duruus Islaamiya:::::::أهلا ومرحبابكم في شبكة الإسلامية مدغ بوست

Comment on Wargalin Kusocota Akhristayaasha by Eng Yusuf Cali
Salaan qaali ah kadib saxiib waan ka gudoonay qoraalada diiniga ah ee aad no soo woodo waana la socon doona illaahayna ajar weyn ha ka siiyo amiin amiin amiin

Comment on Goobjooge by mudugpost
Ascw

Waad Mahadsantihiin Akhyaarta Sharafta Lahoow U Heelanaantiina websitekiina koowaad ee MudugPost Media Network.

walaalayaal wali pagekaan si fiican umaanaan dhamaystirin warbixinada oo aanaan sifiican u soo dhamaystirin dareedeed,balse intaan isha kusii qabawsada.

F.G:Akhriste Sidee U Aragtaa Pagekaan?Muxuu Kusoo Siyaadin Karaa Bay Kula Tahay Diiwaangalinta Iyo Faafinta Buugaagta Soomlidu Ay Gacmahooda Ku Qoraan Halkii Laga Faafin Jiray Buug Qalaad?

Fadlan Ra’ayigaag Commentska Kusoo Darso::::Fikradaadu Muhiim Iyo Waxtar Bay U Tahay Bulshada Soomaaiyeed Gaar Ahaan Inta Fikradaadu Gaarto.

F.G# Fadlan Buugaagtaad Hayso magacyadooda,Qorahooda,Waxtarkooda,Iyo Macluumaadkooda Oo Dhan Sida  Dhinaca Iibka,Meelaha Laga helo Iyo Siyaabaha Lagu Helo

Fadlan Noogu Soo Dir Email:

faalo_mudugpost@walla.com

ama

mudugpost@gmail.com

Hadba Kii Kuu Fududaada.

Mar Kale Waad Mahadsantihiin.