
Waxaa Lagu Wargalinayaa Aqristayaasha Shabakada Diinigaa ee Mudugpost Inay Soo Daabici Doonto Dhawaan Duruus Diini Ah Ayadoo Uga Qeyb Qaadanaysa Bisha Barakayasan ee Ramadaan Waxayna Isku Dayi Doontaa Inay Sii Wado hawlahaas.
Shabadu Waxay Ka Raali Galinaysaa Aqristayaasheeda Inaanay Mudooyinkaan Shaqeyn Sababo Xaa Farsamada Iyo Jaaniska Ah.
Shabakadu Wey Soo Dhawaynaysaa Qofkasta oo Dhambaal Waxtar Uleh Shareecada ISlaamka Xambaarsan oo Soo Bandhigaya INay Daabacdo.
Shabakadu Waxay Wax Geysanaysaa Nabadaynta Soomaaliya Iyo Hirgalinta Shareecada.
Taladaada Fadlan Noogu Soo Gudbi:
Eng Yusuf Cali said,
August 29, 2008 @ 2:34 pm
Salaan qaali ah kadib saxiib waan ka gudoonay qoraalada diiniga ah ee aad no soo woodo waana la socon doona illaahayna ajar weyn ha ka siiyo amiin amiin amiin