بسم الله الرحمن الرحيم
Ilaah Ayaa Mahad Iskaleh Ina Abuuray Ina Kuna Hanuuniyay Diinta Islaamka Inagana Mid Dhigay Ummadaa Rasuululaahi Muxammad صلى الله عليه وسلم.
Intaa Kadib Sidaynu Lasocono Walaalayaal Jawiga Muslimiinta Maanta Waxaa Ku Hareeraysan Dhawaaq&Isbahaysi Gaalo Oraahdooduna Tahay Islaamka Halaga Tirtiro Dunidaan Waxayna Faraha Kula Jiraan Fulinta Hawshaas Ayagoo Adeegsanaya Laba Qaab oo Aad Khatar u Ah Kala Ahna:
- Faafin Fikradeed Ayagoo Isticmaalaya Warbaahin Iyo Hay’ado Loo Carbiyay Hawshaa.
- Dagaal Ay Ku Hayaan Dunida Islaamka Dagaalkaa oo ka Imaanaya Europe Iyo America Iyo Dowlada Sahyuuniyada (oo Ah Saldhiga Dhexe) Iyo Dawladaha Kale ee Kufrigu Madaxda U Yahay Sida Ethiopia,Eriteria,Ugandha Iyo Meelo Kale.
Laakiin Ilaahay Ayaa Hadafkaa Inuu Dhaboobo Hortaagan Aan Ogolayna Maxaa Yeelay Ilaahay Ayaa Balanqaaday Diinkiisaan Inuu Daahirinayo oo Muujinayo Gaaladuba Ha Dhibsadaane.
(أمة الإسلام انتبهو دينكم فى خطر وتولوا الله ورسوله والمؤمنين (ومن يتول الله ورسوله فإن حزب الله هم الغالبون
Waan Dhamaystiri Doonaa Maqaalkaan……..إن شاء الله تعالى