Soomaaliyeey Soomaaliya Dabaq Qabta

Tan Iyo markii Ay Dhacday Dawladii Daakhiliga Ee Soomaliya,Cagtana Maleeshiyaad Hubaysan oo Qabaa’ilo Ahi Mariyeen Nidaamkii Dawlo ee Dalku Lahaa Waxay Soomaaliya Cagta Kula Jirtay Ismari-Waa Siyaasadeed oo Gacanta Layskula Tagay Kana Unkamay Cuqdado Qabiil oo Fac Dheer Soo Jiray. Read the rest of this entry »

Comments (3) »

جيش أسامة

إن الحمد لله نحمده، ونستعين به، ونستغفره، ونستهديه، ونتوب إليه، ونتوكل عليه، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا، وسيئات أعمالنا، من يهديه الله فلا مضل له، ومن يضلل فلا هادي له، واشهد أن لا اله إلا الله وحده لا شريك له، واشهد أن محمد عبده ورسوله صلى الله عليه وآله وسلم وعلى من سار على نهجه ودربه إلى يوم الدين.

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ حَقَّ تُقَاتِهِ وَلَا تَمُوتُنَّ إِلَّا وَأَنْتُمْ مُسْلِمُونَ)

وبعد؛ أيها الأخوة الكرام، أيها المصلون: جاء في الحديث الصحيح الذي أخرجه الإمامان البخاري ومسلم عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وآله وسلم قال : (إن لله تسعة وتسعين اسما مائة إلا واحدا من أحصاها دخل الجنة).

الحقيقة أيها الإخوة الكرام؛ كلما كنت قادما إلى هذا المسجد خطيبا؛ كنت استنجد بالتاريخ: أن يجود علي بصورة من صوره تشابه واقعنا الذي نعيشه.. تشابه الواقع الذي تعيشه الطائفة المنصورة من هذه الأمة: الطائفة المتمسكة بوحي الله جل وعلا، الرافعة للوائه، المجاهدة في سبيله، التي لا يضرها من خذلها ولا من عاداها… وكنت دائما أجد التاريخ سهلا لينا، بل كنت أجده جوادا كريما، فلا يجود علي بصورة واحدة بل يجود علي بعشرات الصور التي تتشابه مع واقعنا المعاش .. عشرات الصور تؤنسنا وتبدد وحشتنا ..

ولكني كذلك كنت أجد أن سيرة رسول الله صلى الله عليه وسلم، وسنته، وكتاب الله من قبل ذلك كله أجود وألين وأكرم وأسهل، كنت أجد فيها ما يفترش نورا في سمائنا؛ ونحن نسير في خضم هذه الفتن التي تتلبد في سماء الأمة كقطع الليل المظلم .

من التاريخ والسيرة والسنة تحدثنا في الخطبة الماضية تحت عنوان كن كحاطب ومن التاريخ والسنة والسيرة نتحدث اليوم تحت عنوان (جيش أسامة).

بعث أسامة .. جيش أسامة .. ما علاقة جيش أسامة بالحديث الذي افتتحنا به خطبتنا هذه؟ و ما هو جيش أسامة؟ وأي علاقة تربط جيش أسامة بأسماء الله التسعة والتسعين التي من أحصاها دخل الجنة .. أي علاقة، وما هو هذا الجيش، ومن هو أسامة؟ Read the rest of this entry »

Comments (1) »

رمضان موسم الخيرات وخطبة مضى أكثر الشهر

خطبة: ومضى أكثر شهر رمضان



الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين ؛؛ وبعد:

هذه الخُطبة ضمن سلسلة خُطب شيخنا الشيخ/
أحمد بن محمد العتيق حفظه الله تعالى

بعنوان:
**
ومضى أكثر شهر رمضان **

الخطبة الأولى:
إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره ؛ ونعوذ بالله من شرور أنفسنا ؛ ومن سيئات أعمالنا ؛ من يهده فلا مضل له ؛ ومن يضلل فلا هادي له ؛وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له ؛ وأشهد أن محمداً عبده ورسوله ؛ صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم
تسليماً كثيراً. أما بعد:-

Read the rest of this entry »

Leave a comment »

Soomka الصوم

Waa Maxay Soom?

   Erayga Soom Waa Eray carabi Ah Micnihiisuna Waa In Qofku Camal uu Qaban Lahaa uu Kajoogsado oo Faraha Ka Qaado.

   Laakiin Shareecada Islaamku Erayga Soom Waxay u Isticmaashaa:

  “In Qofku uu Ka Joogsado Waxyaabaha Soomka Buriya Nidaam uu Sharcigu Dajiyayna uu Uga Joogsado”

 

  Waa Maxay Xukumka Soomku?

 Soomku Waa Rukni Kamida Arkaanta Islaamka ee Shantaa Waana Waajib Waxaana Udaliil Ah:Kitaabka,Sunnada Iyo Ijmaaca.

   Kitaabka:Ilaahay Wuxuu Yiri:ياأيها الذين ءامنو كتب عليكم الصيام كما كتب على الذين من قبلكم لعلكم تتقون

Ilaa Laga Gaarayo: فمن شهد منكم الشهر فليصمه

Oo Ah“Dadyahow Waxaa La idinku Waajibayay Soom Sida Kuwii Idinka Horeeyayba Loogu Waajibayay” Ilaa Laga Gaaro “Qofkii Idin Kamida oo Bisha Arka Ha Soomo”

  Sunnada: Rasuulku SCW Wuxuu Yiri :D iinta Islaamka Waxaa Lagu Dhisay Shan Rukni: 1.Ilaahay Mooyee Ilaah Kale oo Xaq Lagu Caabudo Inuusan Jirin oo Laqoro Iyo In Nabi Muxamad SCW uu Yahay Rasuulkii Ilaahay 2.Salaadoo La Oogo 3.Zakada Oo Labixiyo 4.Bisha Ramadaan oo lasoomo 5.Baydka Ilaahay oo Camal(Xaj) Loogu Qasdo

  Ijmaaca:Lama Hayo Qof Muslimiinta Ah Oo Ka Horyimid Amaba Diiday,Waana Wax Layska Yaqaan Caadiyanba Diinka Dhexdiisa,Qofkii Diida Waajibnimadiisana Waa Waa Gaal Ilaa Inuu Markaa Diinta Soo Galay Mooyaane Amase Uusan Aqoon Waajibnadiisa Fogaansha uu Kafogyahay Culimada Darteed.

 

   Goormaa Lafarad Yeelay Soomka?

 Soomka Waxaa La Faradyeelay Bishii Shacbaan ee Sanadkii Labaad ee Hijriga.

 

Waxaa Xigi Doona Duruus Kale oo Badan Oo Kusaabsan Soomka Laguna Soo Gudbin Doono Isla Post-gaan Ama Titelkaan.

 

 

Leave a comment »

Wargalin Kusocota Akhristayaasha

 

Waxaa Lagu Wargalinayaa Aqristayaasha Shabakada Diinigaa ee Mudugpost Inay Soo Daabici Doonto Dhawaan Duruus Diini Ah Ayadoo Uga Qeyb Qaadanaysa Bisha Barakayasan ee Ramadaan Waxayna Isku Dayi Doontaa Inay Sii Wado hawlahaas.

  Shabadu Waxay Ka Raali Galinaysaa Aqristayaasheeda Inaanay Mudooyinkaan Shaqeyn Sababo Xaa Farsamada Iyo Jaaniska Ah.

  Shabakadu Wey Soo Dhawaynaysaa Qofkasta oo Dhambaal Waxtar Uleh Shareecada ISlaamka Xambaarsan oo  Soo Bandhigaya INay Daabacdo.

   Shabakadu Waxay Wax Geysanaysaa Nabadaynta Soomaaliya Iyo Hirgalinta Shareecada.

  Taladaada Fadlan Noogu Soo Gudbi:

mudugpost@hotmail.com

Comments (2) »

Ha Loo Istaago Difaaca Towxiidka قوموا إلى دفاع التوحيد

بسم الله الرحمن الرحيم

  Ilaah Ayaa Mahad Iskaleh Ina Abuuray Ina Kuna Hanuuniyay Diinta Islaamka Inagana Mid Dhigay Ummadaa Rasuululaahi Muxammad صلى الله عليه وسلم.

 Intaa Kadib Sidaynu Lasocono Walaalayaal Jawiga Muslimiinta Maanta Waxaa Ku Hareeraysan Dhawaaq&Isbahaysi Gaalo Oraahdooduna Tahay Islaamka Halaga Tirtiro Dunidaan Waxayna Faraha Kula Jiraan Fulinta Hawshaas Ayagoo Adeegsanaya Laba Qaab oo Aad Khatar u Ah Kala Ahna:

  1. Faafin Fikradeed Ayagoo Isticmaalaya Warbaahin Iyo Hay’ado Loo Carbiyay Hawshaa.
  2. Dagaal Ay Ku Hayaan Dunida Islaamka Dagaalkaa oo ka Imaanaya Europe Iyo America Iyo Dowlada Sahyuuniyada (oo Ah Saldhiga Dhexe) Iyo Dawladaha Kale ee Kufrigu Madaxda U Yahay Sida Ethiopia,Eriteria,Ugandha Iyo Meelo Kale.

    Laakiin Ilaahay Ayaa Hadafkaa Inuu Dhaboobo Hortaagan Aan Ogolayna Maxaa Yeelay Ilaahay Ayaa Balanqaaday Diinkiisaan Inuu Daahirinayo oo Muujinayo Gaaladuba Ha Dhibsadaane.

    (أمة الإسلام انتبهو دينكم فى خطر وتولوا الله ورسوله والمؤمنين (ومن يتول الله ورسوله فإن حزب الله هم الغالبون

Waan Dhamaystiri Doonaa Maqaalkaan……..إن شاء الله تعالى

Leave a comment »

Wargalin Ku Socota Akhristayaasha Webkaan

   Akhristayaasha Sharafta Leh ee WebPagekaan Waxaan Lasocodsiinaynaa Inaan Website-kaan U Rogno Duruus Diini Ah Maadaama Faa’ido Weyn Ay dadka ugu Jirto Walaalayaal Waa Idin Furantahay Qofkii Mas’alo Cilmiya Faa’iideyn Kara Inuu Soo Bandhigo Anaguna Waan Ku Daabacaynaa Web-ka Kadib Markaan Saarno Miisaanka Shareecada Islaamka,Waxaan Rajaynayaa Nagu Taageeri Doontaan Shaqadaan ee Fadlan Soo Dhawaada.

    Waxaan kaloo Idiin Ku Hambalyaynayaa Inaan Samayn Doono Qeyb Fatwaa Oo Aan Rajaynayo Inaan Culimo Caamiliina Aan Kusoo Xiro Boggaan Ee fadlan Soo Gudbiya Su’aalihiina.

 Taladiinu Waa Noo Muhiim Walaalayaal

أهلا بكم ومرحبا عل موقعكم الأول…………..زورونا رحمكم  الله بفضله وكرمه

أخوكم الفقير إلى الله

Maxamad Gaanni

Webmaster of MudugPost

mudugpost@gmail.com

m_gaanni@hotmail.com

Leave a comment »

Qabyaalaadi Maxay Tahay?Islaamkuse Halkee Ka Joogaa?

Qabyaaladi Maxay Tahay?Halkeese Islaamku Ka Joogaa?

 

 

 

 

 

 

In ilaahy laga cabsadaahi waa qodobka ugu muhiimsanb ee Nolosha Banii Aadamkuna Ay Ku xassili Karto(ومن بتق الله يجعل له مخرجا){Qofkii Ilaahay Ka Cabsada Meel Uu u Baxsado oo uu ku Badbaado Oo uu Kuxasilo Buu Ilaahay U Furayaa)Cabsida Ilaahay Waa Adigoo Fuliya Wixii Ilaahay Ku Amray Kana hara Wixii Dambiya Oo Sharicga Islaamka Xadgudub Ku Ah. Intaas dabadeed Waxaan Halkaan Rabaa Inaan Ku Faaqido Mawduuc Ka Hadlaya Qabyaalada  Iyo Nusuusta Soo Aroorta ee Arintaas Ka Horjeeda. 

Walaalayaal Qabiil Waa Kan Soomaaliya Halkaan Dhigay 16sano Oo Burbura ,Waa Kan Kala Irdheeyay Soomaaliya,Waa Kan Soomaaliya Gaarsiiyay In Xitaa Culimadii Diinta La Yiraahdo Markay Sharciga Islaamka Sheegaan oo Dadka Ay Baraarujiyaan Farana Waxa Ilaahay Faray Kana Reebaan Wixii Ilaahay Ka Reebay Dadka La Yiraahdo Oo Wadaadkaasi Waa Reerkee,Jifidiis Muxuuse Sheegayay??!!!!!!!!!!!

Read the rest of this entry »

Leave a comment »

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.